kuraankur
(m.dh) (-ro, m.l)

1. Laf wareegsan oo lowga korkiisa ku taal. 2. ld karaankur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuraankur

karaankur [m.dh]
1. Badar, budo iyo jariir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid. 3. ld kuraankur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg