kuraysasho
(m.f.dh)

eeg kurayso. ld kuraysad, kuraysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuraysasho

bileyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Haweenwy uur leh oo sidda dhaweysay si ay samo ugu dhasho alla bari samayn; kuraysasho.

kuraysad [m.l]
ld kuraysasho.

kuraysi [m.l]
ld kuraysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg