kurayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Haweeney kur samaysasho; sagaalaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kurayso

kuraysasho [m.f.dh]
eeg kurayso. ld kuraysad, kuraysi.

kuray [m.l] (-yo, m.dh)
Will carruurnimo ka baxay oo aan weli qaangaarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg