kurdad
(m.dh) (-do, m.l)

Gashi dheer oo haweenku qaataan oo googgaradda qariya; canbuur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kurdad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg