kurmaan
(m.l)

(kurmaan, m.dh) Badarka budada ah marka la karinayo kuuska uu yeesho; burlaqan; burtuur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kurmaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg