kursijiif
(m.l) (-fyo, m.dh)

Kursi fidsan oo fadhi iyo ku jiifba loo isticmaali karo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kursijiif

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg