kurtin
(m.l)

ld kurtun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kurtin

kurtun [m.l] (-ummo, m.dh)
1. Qori ama jirrid geed oo gaaban oo dhulka ku aasan oo afkiisu soo taaganyahay. 2. Laan la gooyey oo intii hartay ay geedka ka soo taagantahay. ld kurtin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg