kurtumeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Cududdaha iyo laabta sawirro aan ka go'in ku sawirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kurtumeyso

kurtumeysasho [m.f.dh]
eeg kurtumeyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg