kusho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-shaday, -shatay)

Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kusho

kushad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg kusho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg