kutaan
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Dhiqle. ld tukhaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kutaan

dhiqle [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Cayayaan yar baalal lahayn, dhiigkunool ah oo furaashyada, kuraasta iwm gala; kutaan. ld dhilqe.

tukhaan [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dhiqle. ld kutaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg