kutub
(m.l.w)

ld kitaab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kutub

asraar [m.dh]
1. Cilmi kutubta sixirka laga helo oo loo adeegsado in dadka lagu waxyeeleeyo. 2. eeg sir.

iimaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Rumeysnaanta jiritaanka Ilaah, nabiyada, kutubta, malaa'igta iyo qiyaamaha. 2. Qanaaco. 3. (-nno, m.dh) Ugaas, Islaan.

jallaad [m.l]
1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.

jildi [m.l] (-iyo, m.dh)
Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi¹, jeldi¹.

jildi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi².

kitaabday [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-deyiyay,-dayday; -deyi)
U k.: qof buka si loo daaweeyo kitaab u eegid; kutubbo-rogid.

laqbo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Fasiridda wax kutub ku qoran la fasiro.

qalinduurre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Nin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax ka sheegsheega oo wadaad iska dhiga; kitaabgaab.

tembi [m.l]
(dii.) Kutub ka mid ah kutubta axkaamta islaamka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg