kuududin
(m.f.dh)

eeg kuududi. ld kawdiidin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuududin

kawdiidin [m.dh]
ld kuududin.

kuudud [m.l]
1. Fadhi foolxun; yoxoob, kamandhuur. 2. ld kuududid.

kuudud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Si foolxun u fadhiyid. ld kawdiid².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg