kuududshe
(m.l)

Cudur dadka iyo duunyadaba ku dhaca oo addimadu soo laabmaan, dhaqdhaqaaqana u diida. ld kuududiye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuududshe

kuududiye [m.l]
ld kuududshe.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg