kuulad
(m.l)

ld kuulasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuulad

indhakuulad [m.l]
ld indhakuulasho.

kuulasho [m.f.dh]
eeg kuulo. ld kuulad.

kuul [m.dh] (-lo, m.l)
Iniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka daloola oo inta dun lagu taxo qoorta haweenku ku xirtaan, si ay ugu xarragoodaan.

kuul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
Khad madow indho marin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg