kuuli
(m.l)

1. K. ah: shaqaalaha dhisme ka shaqeeya oo an farsamayaqaan ahayn. 2. (u) Dad shaqaale ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuuli

dhankuulin [m.dh] (-nno, m.l)
Kobta casaanka ah oo derinta darfaheeda lagu tolo.

indhakuulid [m.f.dh]
eeg indhakuul².

kuulid [m.f.dh]
eeg kuul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg