kuuni
(m.l)

Wax qiimo dheeraad ah leh oo cidi haysato, cid kale oo u baahan si buunbuunsan u eegto oo ku cawrido.

kuuni
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nyay, -niday; -nyi)

Wax qiimo dheeraad ah leh oo cidi haysato, cid kale oo u baahani ku cawriyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuuni

cawri [m.l]
1. Xin, kuuni. 2. Il, dhabato, illaaco, cawro.

cawro [m.dh]
1. Inkaar. 2. Il, cawri. 3. Xin, kuuni, xasdi.

kuunyid [m.f.dh]
eeg kuuni².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg