kuurgal
(m.l)

1. K. ah: qof u kuurgalaya. 2. ld kuurgelid.

kuurgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)

U k.: wax si aad ah ugu dhabbagelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuurgal

kuurgelid [m.f.dh]
eeg kuurgal². ld kuurgal¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg