kuurid
(m.f.dh)

eeg kuur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuurid

faqdiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho. 2. Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.

kuur [m.l] (-rar, m.l)
Kaabi; ag; cimil.

kuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid cabsiin, indho ku gubid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg