la'aan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg la'. ld la'aansho, la'i, li'i. la', la'aansho, la'i, li'i

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh la'aan

aabiweyrax [m.l]
Sabab la'aan cid dagaal ku qaadid, weyrax kulul.

la'aan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg la'. ld la'aansho, la'i, li'i. la', la'aansho, la'i, li'i

la'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld la'aan. la'aan

waa [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aayay, -aayday; -aayi)
1. Wax helid la'aan. 2. La w.: yool aad tooganaysay riddadii. Garab la marid.

laabla'aan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laabla'. ld laabla'aansho. laabla', laabla'aansho

laabla'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laabla'aan. laabla'aan

jaahiliyad [m.dh]
1. Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka. 2. Xilliga Islaamka ka hore ee taariikhda carabta.

caaddifi [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-fiin, m.dh)
1. C. ah: qof si fudud iyo ka fiirsasho la'aan wax ku xalliya. 2. Dabci dadka qaarkii yeesho oo ah fudayd iyo ka fiirsi la'aan wax lagu xalliyo.

caadla'aan [m.dh]
1. Xasilloon ahaansho (cir). 2. Caddaan; xaqiiqo. 3. C. ah: xasilloon (cir). 4. C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah. caddaan, xaqiiqo

caafimaad [m.l]
Cudur iyo jirro la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg