laaxin
(m.l)Hadal siduu u dhawaaqi lahaa aan loo qorin ama loo akhrin; gef; qalad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaxin ↴
ulaaxin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ulaaxi. ld ulaaxis.
aslaaxin [m.f.dh]
eeg aslaaxi.
islaaxin [m.f.dh]
eeg islaaxi.
mullaaxin [m.f.dh]
eeg mullaaxi. ld mullaaxis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg