laba'aabburid
(m.f.dh)

eeg laba'aabbur². ld laba'aabbur¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laba'aabburid

laba'aabbur [m.l]
1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3. ld laba'aabburid.

laba'aabburid [m.f.dh]
eeg laba'aabbur². ld laba'aabbur¹ (3).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg