labaataneeye
(m.l)Tir qiyaas ahaan soddon u dhow. ld labaatameeye, labaatameeyo, labaataneeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labaataneeye ↴
labaatameeye [m.l]
ld labaataneeye.
labaatameeyo [m.dh]
ld labaataneeye.
labaataneeyo [m.dh]
ld labaataneeye.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg