labaddiblayn
(m.f.dh)

eeg labaddiblee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labaddiblayn

labaddible [m.l]
Xiridda gacmaha qof gadaal loo xiro; garbadduub. ld labaddiblayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg