labaddible
(m.l)Xiridda gacmaha qof gadaal loo xiro; garbadduub. ld labaddiblayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labaddible ↴
labaddiblayn [m.f.dh]
eeg labaddiblee.
labaddiblee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
ld labaddilee.
labaddibleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax labadible loo xiray ama loo qabtay ahaansho.
labaddibleysnaan [m.f.dh]
eeg labaddibleysan. ld labaddibleysnaansho.
labaddibleysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld labaddibleysnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg