labaddibleysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax labadible loo xiray ama loo qabtay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labaddibleysan ↴
labaddibleysnaan [m.f.dh]
eeg labaddibleysan. ld labaddibleysnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg