labaddilee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labaddilee ↴
labaddiblee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
ld labaddilee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg