labadulleys
(m.l)ld labadulleyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labadulleys ↴
labadulleyn [m.f.dh]
eeg labadullee. ld labadulleys.
labadulleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Xabaal hab labadulle ah u qodan ahaansho.
labadulleysnaan [m.f.dh]
eeg labadulleysan. ld labadulleysnaansho.
labadulleysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld labadulleysnaan.
labadulle [m.l]
Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg