labadulleysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Xabaal hab labadulle ah u qodan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labadulleysan ↴
labadulleysnaan [m.f.dh]
eeg labadulleysan. ld labadulleysnaansho.
labadulleys [m.l]
ld labadulleyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg