labaggalle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Laba wejiile.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labaggalle ↴
labaggalley [m.dh]
1. Naag laba wejiile ah. 2. Beenta, runta u eg.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg