labajibbaarid
(m.f.dh)

eeg labajibbaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labajibbaarid ↴

labajibbaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Tiro, tiro la eg lagu dhuftay. 2. Isku laabidda xarig laba jeer laysku laabo.

labajibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Tiro, tiro la eg ku dhufasho. 2. Xarig laba jeer isku laabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg