labays
(m.l)

ld labayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labays

galabaysad [m.l]
ld galabaysasho.

galabaysasho [m.f.dh]
eeg galabayso. ld galabaysad, galabaysi.

galabaysi [m.l]
ld galabaysasho.

galabayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ku g.: galab meel joogid.

halabaysad [m.l]
ld halabaysasho.

halabaysasho [m.f.dh]
eeg halabayso. ld halabaysad, halabaysi.

halabaysi [m.l]
ld halabaysasho.

halabayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Timo halab ah samaysasho. 2. Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.

labayn [m.f.dh]
eeg labee. ld labays.

laba [m.dh.t]
ld labo¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg