labbalabbo
(m.dh)

ld lallabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labbalabbo

labbalabboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld lallabboo.

labbalabbood [m.l]
ld lallabbood.

lallabo [m.dh]
1. Laqanyo; yaqyaqsi. 2. Qayladhaan gurmad degdeg ah. 3. Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca. ld labbalabbo, labballabbo, lablabbo, lallabbo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg