labbisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Qof dhar qurxoon xirtay ahaansho. ld lebbisan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labbisan

labbisnaan [m.f.dh]
eeg labbisan. ld labbisnaansho, lebbisnaan, lebbisnaansho.

lebbisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld labbisan.

labbis [m.l] (-syo, m.dh)
1. Dhar lagu xarragoodo. 2. Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm. ld lebbis¹.

labbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Qof dhar xirasho. ld lebbis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg