labbisid
(m.f.dh)

eeg labbis². ld lebbisid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labbisid

lebbisid [m.dh]
ld labbisid.

labbis [m.l] (-syo, m.dh)
1. Dhar lagu xarragoodo. 2. Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm. ld lebbis¹.

labbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Qof dhar xirasho. ld lebbis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg