labbiso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)

Labbis qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labbiso

labbisasho [m.f.dh]
eeg labbiso. ld labbisad, lebbisad, lebbisasho.

lebbiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld labbiso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg