labeebshe
(m.l)

1. ld labeeb¹. 2. (bot.) Geedgaab leh caleemo yaryar, qodxo yaryar oo toostoosan, laamo toostoosan oo cadcad iyo miro macaan oo la cuno; garoorshe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labeebshe

labeeb [m.l] (-byo, m.dh)
1. Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh. 2. Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh. ld labeebshe, labeebyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg