layaab
(m.l)

Dareen aan caadi ahayn oo ka dhasha dhacdo lamafilaan ah. ld yaab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh layaab

islayaab [m.l]
Dareen xishood leh oo falxun oo la samayn lahaa lagaga baaqdo.

maris [m.l]
1. Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo. 2. Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab. 3. ld marin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg