le'ekee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-keeyay, -kaysay)

La ekayn; la mid noqosho; la simid; isku in keenid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh le'ekee

le'ekayn [m.f.dh]
eeg le'ekee.

le'ekee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
La ekayn; la mid noqosho; la simid; isku in keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg