liinxaali
(m.dh)

ld liimo-xaali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liinxaali

aranjaato [m.dh]
Cabbitaan laga sameeyo liinxaali, biyo iyo sonkor oo midab hurdi ah leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg