lixeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Tiro lix ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lixeyso

lixeysasho [m.f.dh]
eeg lixeyso. ld lixeysad, lixeysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg