lixle
(m.l)

1. Xaashi turub oo lix dhibcood leh. 2. Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lixle

lixledheere [m.l] (-rayaal, m.dh)
Buntuq lixle ah oo dheer.

lixlegaab [m.l] (-byo, m.dh)
Buntuq lixle ah oo gaaban.

lixley [m.dh]
Kataan lix hogood oo shaxeed ku fadhida.

lix [m.dh.t]
Tirada shanta iyo toddobada u dhexeysa; “6”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg