lixo
(m.l)

ld laxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lixo

boolixooftayn [m.f.dh]
eeg boolixooftee. ld boolaxooftayn.

boolixooftee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -teysay)
U b.: faan iyo hanjabaad cid u jeedin. ld boolaxooftee.

boolixoofto [m.dh]
Faan iyo hanjabaad been ah oo cid loo jeediyo. ld boolaxoofto.

laxo [m.l]
Urur xiddigo ah oo tiradoodu lix ka kooban tahay. ld lixo.

raqo [m.l]
Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg