liyuukoosayt
(m.l) (-tyo, m.dh)

(c.nafl.) Unug aan midab lahayn oo bu'leh, lagana helo dhiigga iyo limfka. Unugyada cad cad ee dhiigga waxa sameeya gumudyada limf iyo dhuuxa lafta ee cas, waxayna awood u leeyihiin inay sameeyaan dhaqdhaqaaq amiibeed. Waxay soo saari karaan lid jidh-galayaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liyuukoosayt

unugga cad ee dhiigga [m.l]
eeg liyuukoosayt.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg