loolsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax looliyey ahaansho (bir).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh loolsan

caloolsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-amaa, -amayd)
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.

loolsanaan [m.f.dh]
eeg loolsan. ld loolsanaansho.

loolsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld loolsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg