looshan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Mindi, waran iwm wax la looliyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh looshan

dalooshan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Meel, wax dalool leh noqosho. ld duleeshan¹.

dalooshan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-shnaa,-shnayd)
Wax dalool leh ahaansho. ld duleeshan².

looshanaan [m.f.dh]
eeg looshan. ld looshanaansho.

looshanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld looshanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg