looxad
(m.dh)

Sawir gacmeed qiima leh oo ku sawiran waraaq iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh looxad

loox [m.l] (-xyo, m.dh)
1. Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto. 2. Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg