looyaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid nasiino iyo joogsad la'aan wadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh looyaami ↴

looyaamid [m.f.dh]
eeg looyaan².

looyaamin [m.f.dh]
eeg looyaami. ld looyaamis.

looyaamis [m.l]
ld looyaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg