looyaan
(m.dh)

1. Nasiino iyo joogsad la'aan. 2. Xasillooni la'aan; wareer.

looyaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay)

Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh looyaan ↴

looyaamid [m.f.dh]
eeg looyaan².

looyaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax socod ku jira ahaansho.

looyaansanaan [m.f.dh]
eeg looyaansan. ld looyaansanaansho.

looyaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld looyaansanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg