lows
(m.l)

(bot.) Geed-nagaar leh xididdo miro la cuno dhala saliidna laga sameeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lows

guulallowsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax guulallow hayo ahaansho (qof).

guulallowsanaan [m.f.dh]
eeg guulallowsan. ld gulallowsanaansho.

guulallowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld guulallowsanaan.

hallowsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafley wax jidka toosan ka lumay ahaansho.

hallowsanaan [m.f.dh]
eeg hallowsan. ld hallowsanaansho.

hallowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hallowsanaan.

illowsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Cid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.

illowsanaan [m.f.dh]
eeg illowsan. ld illowsanaansho.

illowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld illowsanaan.

illowse [Xiriiriye | Conjunction]
Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg