lud
(m.dh)

Hilib jiir iyo baruur isugu jira oo aan laf lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lud

tulud [m.dh] (-ddo, m.l)
Neef geel ah.

l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg